Ku soo dhawaw Länsförsäkringar

Select your region

Länsförsäkringar consists of 23 regional companies that all have unique offers and prices to fit your needs.

Wax walba isku hal meel – si waxa loo fududeeyo

Länsförsäkringar wey kuu dhawdahay, waxayna adeegyo bangi- iyo ceymis siineysaa dadka shicibka ah, shirkadaha iyo beeraleyda. Hal meel isugu geyso dhammaan ceymisyadaada, keydadkaaga lacageed iyo dhaqaalahaaga.


Ceymisyo

Halkan waxaad ceymis ka gelin kartaa gurigaaga iyo gaarigaaga. Waxaa jira laba ceymis oo aad waxa kale oo dhan ka hor u baahantahay in aad yeelatid, waana ceymiska guriga iyo ceymiska baabuurka. Halkan waxaad ka akhrisan kartaa sida aad u heli kartid iyaga iyo sida ay kuu ilaalinayaan.